Bankiga Amal oo xafiis cusub ka furtay xaafada Sanca ee Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Sanca lagu qabtay munaasabad lagu daah furayay xafiis cusub uu Bangiga Amal ka furtay Xaafada Sanca si adeega bangiga loo gu fududeeyo dadka halkaasi degan. Maamulaha Amal Bank Sanca Cabdulahi Maxamed Maxamud oo furay xafladda ayaa bayaamiyey ujeedada xafladda isla markaasna kusoo dhoweeyey Maamulaha bangiga amal ee Mogadishu Maxamed … Continue reading Bankiga Amal oo xafiis cusub ka furtay xaafada Sanca ee Muqdisho (Daawo Sawirada)